Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay Aadam Cali Cabdi iyo Maxamed Geedow

Maxkamadda ciidamada qeybta maamulka Koonfur Galbeed ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay labo nin oo lagu helay in ay dilal geestay, kuwaa oo horey maxkamadda ciidamada xukun dil ah ugu riday. Fagaare kuyaalla magaalada Baydhabo ayaana saakay lagu toogtay Aadam Cali Cabdi oo horey u dilay Marxuum Macalin Daahir Cabdullahi Mukhtar iyo Maxamed Geedow … Continue reading Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay Aadam Cali Cabdi iyo Maxamed Geedow